Decentralized:

Qeexid: Waa Maxay “Decentralized”?

Erayga “Decentralized” waa ka soo hor jeedka ereyga “Centralized” oo markii hore ka yimid “Center” oo ah “dhex“.

Decentralized: Waa maamul baahsan, awood qaybsan, go’aan-dajin loo wada dhan yahay, hanaan aan kala sarrayn lahayn.

Si fudud oo kooban, Decentralized waa wax aan lahayn xaruun dhexe, oo laga maamulo, oo loogu soo hagaago, hasa yeeshee uu yahay wax si iskii ah u madax-bannaan.

Ku deeq Bitcoin

Ku deeq hagan ama qaamuuskan wixii aad awoodo, si loogu hormariyo, isla mar ahaantaana uu muddo badan u sii jiro.

bitcoin ereyo-crypto-yahan

1FadvD3xfKjnphamTHe9Tpfc7SyyNvjFzb

Xasuusin
& Baraarujin

Hagahan ku dhawaad 40 erey ayaa wakhti xaadirkan ku jira, bil kastana ilaa tobaneeyo erey baynu ku soo biirinaynaa, ilaa ugu danbayntii koobsano dhammaan erey-bixinada Crypto-da.

Hadii ay tahay markii ugu horraysay ee aad soo booqatay hagahan, waxaan kugu baraarujin lahayn in hagahani uu yahay mid il furan (Open Source).

Waxaana si madax-bannan loogu adeegsan karaa ganacsi ahaan iyo wax-barasho ahaanba (Educational), hadii aydu rabtaan faahfaahin intaa ka dheeri ah booqda bogga "Xog & Xeer".

Hadiise kalena gujin badhankan kuu muuqda ee "Xidh (Close)".